Sign in to follow this  
Deeq A.

Libaxii baxsaday ee cunay haweenay oo aan wali la helin iyo muuqaalka haweenayda

Recommended Posts

Deeq A.   

1619730827205_0_IMG-20210430-WA0001-178x

Mid ka mid ah Libaaxyadii ku jiray beerta Libaaxyada ee Cali Warancadde oo fakaday ayaan ilaa hada aan la hayn mrel uu jaan iyo cidhib dhigay.

Libaaxani ayaa waxyeelo u gaystay ruux dumar ah oo Oromo ah taasi oo uu dhaawacyo halis ah u gaystay, ciidamada booliska ayaa heegan la galiyay si loo khaarajiyo inta aanu gaysan khasaare kale ilaa hada lama hubo in uu cid kale waxyeelo ugu gaystay iyo in kale waxana caawa cabsi xoogani la soo daristay dadweynaha caasimada iyada oo goobo badan la faaruqiyay iyada oo guryaha lagu xarooday

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this