Sign in to follow this  
Deeq A.

Fanaanada Caanka ah Luul Jaylaani Way nooshahay

Recommended Posts

Deeq A.   

Idaacada VOA ayaa maanta baahiday inay geeriyootay Fanaanada Caanka ah Luul Jaylaani, Balse Warbaahinta Puntlandi.com waxay xaqiijinaysaa, In fanaanadu ay nooshahay.

Lama oga qaabka ay u heleen VOA warkaan qaldan, Luul Jaylaani Way bad qabtaa, mana xanuunsana, waxayna iminka joogtaa Dalka Maraykanka oo ay ku nooshahay.

Luul Jaylaani waxay kamid tahay Fanaaniintii Hore ee Qaranka.

Puntlandi.com Minneapolis

A19480BA-5236-4E50-90E7-38C239F09904.jpe

The post Fanaanada Caanka ah Luul Jaylaani Way nooshahay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this