Deeq A. Posted April 29, 2021 Idaacada VOA ayaa maanta baahiday inay geeriyootay Fanaanada Caanka ah Luul Jaylaani, Balse Warbaahinta Puntlandi.com waxay xaqiijinaysaa, In fanaanadu ay nooshahay. Lama oga qaabka ay u heleen VOA warkaan qaldan, Luul Jaylaani Way bad qabtaa, mana xanuunsana, waxayna iminka joogtaa Dalka Maraykanka oo ay ku nooshahay. Luul Jaylaani waxay kamid tahay Fanaaniintii Hore ee Qaranka. Puntlandi.com Minneapolis The post Fanaanada Caanka ah Luul Jaylaani Way nooshahay appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites