Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Dhabancad oo xoghaye cusub u magacaabay degmada Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   
Cabdiqani-Geesaweyne.jpg?resize=618%2C42Xoghaye Cabdiqani Cabdiraxmaan Geesa-weyne

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa maanta xoghaye cusub u magacaabay degmada Gaalkacyo, sida ku cad dikreeto ka soo baxday Xafiiskiisa.

Wasiir Dhabancad, ayaa xoghayaha cusub ee Gaalkacyo u magacaabay, Cabdiqani Cabdiraxmaan Faarax (Geesa-weyne), sida lagu sheegay dikreetad uu soo saaray Wasiirka.

Mr Dhabancad, ayaa sidoo kale ku amray maamulka Gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo, in ay fuliyaan dhaqan-gelinta magacaabidda xoghayaha cusub.

Gaalkacyo-2.jpg?resize=983%2C1301&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Wasiir Dhabancad oo xoghaye cusub u magacaabay degmada Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this