Deeq A. Posted April 28, 2021 Fanaanka Caanka ah ee Cawaale Aadan ayaa la sheegay In Lagu xidhay Magaaladda Djabouti, Ka dib Markii Uu Ka Hor Yimid In Marti Qaad Loo Fidiyo Fanaaniinta Sharma Boy oo si Weyn Uga Dhex Muuqday Ololaha Doorashadii Madaxtinimada Dalkaasi Ka Dhacday Dhawaan. Warkan Oo Lagu Baahiyay Telefishanka Somali American ayaa Intaas Ku Daraya In Cawaale Uu Ku Xidhan Yahay Xerada Ciidamada Jamhuurka ee Dalkaasi. Cawaale Aadan Waxa uu hore Uga soo Horjeeday Dawladda Djabouti, Hasayeeshee waxa ay U Muuqatay In La Iska Laab Xaadhay, Waxaanu Djabouti Joogay In Door ah. Halkan Hoose Ka Daawo Waraysigaas Source Share this post Link to post Share on other sites