Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble: Dadkii Baracakay Guryahooda Haku soo Laabtaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa ugu baaqay dadkii ku barakacay dagaalladii Muqdisho iney kusoo noqdaan guryahooda.

Qoraal uu goordhow soo dhigay bartiisa Facboogga ayaa lagu yiri “Waxaan ugu baaqayaa dadkii ku barakacay qalalaasihii maalmahan ka jiray Muqdisho in ay guryahooda ku soo laabtaan”.

Dhanka kale, waxaa uu Rooble ciidamada ku amray iney arrintaas fududeeyaan “Ciidammada waxaan farayaa in ay shacabka u fududeeyaan in ay guryahooda iyo ganacsiyadooda ku soo noqdaan. Waxaa naga go’an in shacabkeennu helo nabad iyo xasillooni”.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this