Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News-Madaxweyne Farmaajo oo weerar afka ah ku qaaday Madaxdii hore

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa jeediyay Khudbad uu uga hadlay Xaalada Dalka, wuxuuna eedeyn usoo jeediyay Madaxdii isaga ka horaysay, isagoo ku macneeyey Madaxweynayaashii hore inay maalmihii lasoo dhaafay ay Astaan u ahaayeen Sharka.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu yiri Madaxdii hore ee Dalka waxay kursiganku raadinayaan Dhiiga Dhalinyarada, wuxuuna ku yilmaamay Inay Abaabulayaan Rabshadaha ka socda Muqdisho, wuxuuna ugu baaqay inay ka waantoobaan.

Madaxweyne Farmaajo wuxuuniyana weearay Beesha Caalamka oo uu ku eedeeyay inay Dalka dib u celinayaam.

Puntlandi.com Muqdisho

0FC2EE3F-7905-460E-98E0-D0A0D3AE2529-800

The post Breaking News-Madaxweyne Farmaajo oo weerar afka ah ku qaaday Madaxdii hore appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this