Sign in to follow this  
Deeq A.

Sagxadii baa lasoo taabtay , Akhriso waraaq kasoo baxdey Wasaarada Arimaha gudaha ” Teendhadii halagu laabto

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaarada Arimaha Gudaha ee Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey waxay qaaday talaabo aysan ku farxsanayn kooxaha taageersan Villa Soomaaliya, waxay Wasaaradu ku baaqday in si deg deg ah loogu laabto Heshiiskii 17sebtembar.

Waraaqdaan waxay Muujinaysaa in La arkay Cawaaqiib xumada Mudo kordhintii Madaxweynuhu uu samaystay.

Waatan ee akhriso

179392791_10225615534952197_600778826243

The post Sagxadii baa lasoo taabtay , Akhriso waraaq kasoo baxdey Wasaarada Arimaha gudaha ” Teendhadii halagu laabto appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this