Deeq A. Posted April 27, 2021 Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xaaladda magaalada Muqdisho. Maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in dib loogu noqdo wadahadal si doorasho loogu galo heshiiskii 17 September . Hoos Ka Akhriso Qoraalka Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites