Sign in to follow this  
Deeq A.

Koonfur Galbeed Oo Diiday Mudda Kordhinta Golaha Shacabka.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xaaladda magaalada Muqdisho.

Maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in dib loogu noqdo wadahadal si doorasho loogu galo heshiiskii 17 September .

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed.

FB_IMG_1619541050484.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this