Sign in to follow this  
Deeq A.

TACSI: MARXUUMAD CAASHO CILMI BURAALLE

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa halkaan tacsi looga dirayaa dhammaan awlaadii, ehelkii, asxaabtii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Caasho Cilmi Buraalle oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Waxaa si gaar ah loogu tacsiyeynayaa Caruurtii marxuumada Ilmo Cabdi Kawi Jaamac iyo guud ahaan reer Cilmi Buraalle.

Marxuumada waxaan illaahay uga baryeynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka ragtayna samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin.

Puntlandpost.com

The post TACSI: MARXUUMAD CAASHO CILMI BURAALLE appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this