Deeq A. Posted April 27, 2021 Waxaa halkaan tacsi looga dirayaa dhammaan awlaadii, ehelkii, asxaabtii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Caasho Cilmi Buraalle oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Waxaa si gaar ah loogu tacsiyeynayaa Caruurtii marxuumada Ilmo Cabdi Kawi Jaamac iyo guud ahaan reer Cilmi Buraalle. Marxuumada waxaan illaahay uga baryeynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka ragtayna samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin. Puntlandpost.com The post TACSI: MARXUUMAD CAASHO CILMI BURAALLE appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites