Deeq A. Posted April 27, 2021 Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmooyiinka Hodan, Hawl-wadaag , Warta Nabadda iyo Boondheere ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan guryahooda kadib Cabsi amni oo soo wajahday . Shacabka ayaa sheegay in saacadihii la soo dhaafay ay soo wajahday Cabsi xoogan oo ku aaddan in ay aagagga guryahooda uu ka bilaabmo dagaal . Ciidamada dowladda iyo kuwa Mucaaridka ayaa inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho isku hor fadhiyo , iyadoo Mucaaradka ay isku sii balaarinayaan degmooyinka qaar. Sawirada Qaar Ka Mid Ah Dadka Maanta Qaxaya Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites