Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi— Marxuumad Caasho Cilmi Buraale oo 27 Abril ku geeriyootay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii, Ehelka iyo Guud ahaan Asxaabta Geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Marxuumad Caasho Cilmi Buraale, oo Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Talaado 27,04,2021.

Waxaa sigaara loogu tacsiyaynayaa Caruurtii Marxuumada Ilmo Cabdi Kawi Jamac iyo Guud ahaan Reer Cilmi Buraale.

Marxuumada Waxaan Illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo dambidhaaf iyo in Illaahay samir ka siiyo intii ay ka baxdey.

Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiiin

tacsi-1-1.jpg

The post Tacsi— Marxuumad Caasho Cilmi Buraale oo 27 Abril ku geeriyootay Muqdisho appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this