Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Puntland oo Cambaaraysay weerarka lagu qaadey Guriga Xasan Sheikh

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlada Puntland ayaa Cambaaraysay weerarka lagu qaadey Guriga Madaxweynihii hore Xasan Sheikh, Sida Puntlandi.com ay kasoo xigteen Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada.

“ Waa wax aan la aqbali karin weerarka lagu qaadey Guriga Madaxweynihii hore Xasan Sheikh, Puntland waxay ku baaqayaa in si deg deg ah loo joojiyo falalka noocaas ah, Inta goori goor tahayna waa in laga waantoobaa habdhaqankaas oo Puntland ay marar badan ka digtay”. Ayuu yiri Sargaal ka tirsan Madaxtooyada.

Goor dhow ayay Puntland soo saaraysaa Qoraal rasmi ah oo lagu cambaaraynayo Weerarka lagu qaadey Madaxweyne Xasan Sheikh.

Puntlandi.com Muqdisho

1200px-Puntland_State_of_Somalia_Coat_of

The post Breaking News— Puntland oo Cambaaraysay weerarka lagu qaadey Guriga Xasan Sheikh appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this