Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaalkii maanta oo ka bilowdey weerar lagu qaadey Guriga Xasan Sheikh

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar rasmi ah oo hada la helayo, Dagaalkii Galabta ka dhacay Muqdisho wuxuu ka bilowdey weerar lagu qaadey Guriga Madaxweynihii hore Xasan Sheikh, iyadoo xiliga la weerarayay uu Madaxweyne Xasan Sheikh uu ku signaa Gudaha Gurigiisa.

Raysal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo weerarka ka hadlay ayaa Cambaareeyey isagoo carabka ku dhuftay in Weerarka ay soo qaadeen Ciidamo ka Amar qaata Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa isna Cambaareeyay weerarka lagu qaadey Madaxweynihii hore Xasan Sheikh.

Puntlandi.com Muqdisho

The post Dagaalkii maanta oo ka bilowdey weerar lagu qaadey Guriga Xasan Sheikh appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this