Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Yurub oo si kulul uga hadlay Dagaalkii Ka dhacay Miqdisho,

Recommended Posts

Deeq A.   

Safiirka Midowga Yurub u jooga Soomaaliya Nicolas Berlanga oo ka hadlay Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa muujiyay dareenkiisa Xaalada Magaalada, isagoo sheegay inaan la aqbali karin in Rabshado iyo Dagaal Xal lamoodo.

Ambasador Bicolas wuxuu yiri sidaan..

  • Anigoo aad uga walaacsan dhacdooyinka ka socda magaalada Muqdisho. waxay codsaneynaa in lasameeyo xakameynta ugu sareysa, wax walbana lagu xaliyo wadahadalka. Rabshadaha lama aqbali karo. Kuwa ka masuulka ahna waa lala xisaabtami doono.

Safiirka Midowga Wuxuu hoosta ka xariiqay in lala xisaabtami doono kuwa muasuulka ka ah Wixii galabta ka dhacay Muqdisho.

Safiirada kale ee Beesha Caalamka iyo Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay iyana ka hadlaan Xaalada Muqdisho.

Puntlandi.com Muqdisho

The post Midowga Yurub oo si kulul uga hadlay Dagaalkii Ka dhacay Miqdisho, appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this