Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Beyle “ Lacagtii waa naga dhamaatay, Sagxadaan nalaa”

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Maaliyada ee Xukuumada Xilkeedu dhamaaday Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shaaca ka qaadey in laga goostay Lacago laga labo jiray isla markaasna ay hada haawanayaan Qasnadihii Dowlada.

Wasiirku wuxuu sheegay inay kusoo moodeen Bilihii Decembar iyo Janaayo waxaagaa Lacag ah oo mar hore uga timid Sacuudiga iyo Qatar, wuxuu Wasiirku yiri..

  • Lacagtii kabka ahaa waa nalaka jartay, hada sagxada Ayaan taaganahay, Soomaaliya habisku tashato.

Hadalka Wasiirka ayaa kusoo aadaya xili ay shalay soo baxeen in Madaxweyne Farmaajo uu boqolaal kun oo Dollar uu ku kiraystay Shirkado Loobiyayste ah si uu u booqdo Maraykanka.

Puntlandi.com Muqdisho

01B042E5-A0A2-42AE-8442-2CEF3C45EE38.jpe

The post Wasiir Beyle “ Lacagtii waa naga dhamaatay, Sagxadaan nalaa” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this