Sign in to follow this  
Deeq A.

Sir-culus:Villa Somalia Oo Markii la go’doomiyey lacag malaayiin dollar kala baxday Baanka Dhexe ee Muqdisho+Halka la geeyay & Xoggo kale oo xasaasiya 

Recommended Posts

Deeq A.   

Sir-culus:Villa Somalia Oo Markii la go’doomiyey lacag malaayiin dollar kala baxday Baanka Dhexe ee Muqdisho+Halka la geeyay & Xoggo kale oo xasaasiya

villa-300x141.jpg

Xilli marxalad adag Somalia ku jirto ayaa waxaa jira warar soo baxaya Oo sheegaya in lacag lala baxay.

Inkastoo Hayadaha Maaliyada Somalia weli ka hadlin arintaan hadana Xoggo Hoose ayaa la helayaa.

Lacagta caddadkeedu weli lama ogaan hayeeshee waxa lacagtaa lagala baxay Bangiga dhexe ee Soomaaliya waxaana la sheegay in la geeyey Villa Somalia (Xafiiska Farmaajo).

Ilo wareedyo ka tirsan Baanka dhexe ayaa si Hoose looga ogaaday in lacagtaas loo isticmaalayo in lagu mustafeeyo ama lagu kharash gareyo odayaal Mucaaradka lagu dhabar jebinayo.

Qorshahan ayaa ah mid Xukumada farmaajo ku dooneyso inay Xukunka kusii joogto cid walbo Oo ka hortimaadana ay lacag ku aamusiiso.

Warar madax banaan ayaa sheegaya In 5 Million oo dollar laga bixiyey Bankiga dhexe Soomaaliya.Hase yeeshee Weli ma jiro war kasoo baxay Villa Soomaaliya Oo ku saabsann eedaasi lacag la bixida loo jeediyey iyadoo Maamulka Bankiga dhexe Soomaaliyana ka gaabsadeen qadiyadaas.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this