Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Dube oo hadlay Una gogol xaaray qaabkii ay uga bixi lahaayeen Shirararka soo socda ee Teenada”

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey Cusmaan Dube ayaa Kenya iyo Jabuuti eedeeyay, isagoo sheegay inay faragaliyaan Wadahadalada Doorashada ee Midowga Afrika bilaabi Doono”

Hadalka kasoo yeeray Dube ayaa u muuqda Gogolxaarid ay Villa Soomaaliya u gogol xaaranayso qaabkay ku diidi lahayd Go’aankii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay Villa Soomaaliya ku amreen iney iskasoo Xaadiriyaan Teendhada Afisyooni iyadoo kolkaan Teendhada fureheeda ay hayaan IGAD.

Wasiir Dube wuxuu yiri sidaan…

  • Dowladda waxay ka digaysaa xogaha xaqiijinaya in Dwladaha Kenya iyo Jabuuti ay ka wadaan olole diblumaasiyadeed oo xubnaha guddiga amniga afrika ay kaga dhaadhicinayaan soo qoddobo ay rabaan in lagu daro qoraalka la doonayo in uu soo saaro guddiga amniga Midowga Afrika.

Wasiirku wax cadeyn ah ma uusan soo bandhigin laakiin hadalkiisu wuxuu u muuqdaa in Villa Soomaaliya ay ka xuntahay in IGAD loo gacan galiyo Teendhada Afisyooni.

Puntlandi.com Muqdishi

C1E703E6-D054-4464-87D6-00BFA5CCEEFD.jpe

The post Wasiir Dube oo hadlay Una gogol xaaray qaabkii ay uga bixi lahaayeen Shirararka soo socda ee Teenada” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this