Sign in to follow this  
Deeq A.

Dr.Xasan Cusmaan Buurane oo Xamar lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dilay Alla naxariistii haka waraabiyee Dhakhtar caan ah Dr. Xasan Cusmaan oo ku Magac dheeraa Buurane.

Kooxa hubaysan ayaa Dhakhtarka khaarajiyey xili uu ku sugnaa Guri uu leryahay banaankiiss, Sida ay Puntlandi.com u xaqiijiyeen Ehelkiisu.

Dr.Buurane Alla ha u naxariistee wuxuu ku taqaqusay Cudurada ku dhaca maqaarka Bini’aadamka.

Puntlandi.com Muqdisho

2029D8D5-A48C-48E1-A38B-EBC5EEC8ABFD.jpe

The post Dr.Xasan Cusmaan Buurane oo Xamar lagu dilay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this