Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg: Ilaa 5 Hoobiye oo lala beegsaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya & Khasaare ka dhashay+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

 Ilaa 5 Hoobiye oo lala beegsaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya 

villa-somalia.jpg

Warrarka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in illaa shan hoobiye ay ku dhaceen xarunta madaxtooyada iyo xaafado ku dhaw dhaw sida ay BBC-da u sheegeen dadka deegaanka.

Mid kamid ah hobiyayaasha ayaa ku dhacay gudaha xarunta madaxtooya iyadoo mid kalena ku dhacay darbiga dambe ee madaxtooyada, lamana soo sheegin khasaare ka dhashay.

Hoobiyayaasha kale ayaa ku dhacay xaafado ku dhawdhaw madaxtooyada, iyana lama oga khasaaraha ay geysteen.

Illaa hadda ma jirto cid sheegatay weerarka hoobiyayaasha ee maanta Muqdisho ka dhacay.

koobaad ee Janaraal Daa’uud ee degmada Wradhiigley, waxaa sidoo kale lasoo sheegayaa in khasaaro kale jiraan.

 

madafic-1.jpgmadafic-2.jpgmadafic-3.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this