Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg Deg Madaafic Ku Dhacday Agagaarka Madaxtooyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya Xaafada ka tirsan degmada Warta-nabadda ayaa sheegaya in goordhaw ay ka dhaceen Madaafiic.

Dhawaqa Madaafiicda oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhaceen agagaarka Madaxtooyada iyo Godka Jilacow.

 

Wararka ay GoobJoog News heshay ayaa sheegaya in Madaafiicda ay ka dhasheen khasaaro kala duwan , qaar ka mid ah dadka deegaanka oo aan la hadalnay ayaa dhankooda sheegay in Madaafiicda ay uu ku dhintay Hal qof .

 

Illa iyo hadda macadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Madaafiicdan ku dhacday agagaarka Madaxtooyada .

 

Wixii Faahfaahin ah ee ku soo kordha warkan kala soco GoobJoog News 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this