Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka WHO u qaabilsan Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
2-23.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya Dr Mamunur Rahman Malik.

War kooban oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Deni uu qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka ee Soomaaliya Dr Mamunur Rahman Malik.

Madaxtooyadu waxay sheegtay in kulan dhexmaray labada mas’uul looga hadlay xoojinta wadashaqeynta dowladda Puntland iyo hay’adda WHO iyo xakamaynta xanuunka COVID-19.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka WHO u qaabilsan Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this