Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Kenyata oo si diiran loogusoo dhaweeyey Kinshasa

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata oo booqasho Sadex maalmood ah ku tagay Dalka Congo ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweeyey Dhigiisa Felix Tshisekedi.

Madaxweyne Kenyata ayaa inuu Dalkaas joogo wuxuu booqan doonaa Xaruamaha Dowlada Dalkaas. Booqashadiisuna waa mid Sharafeed, Sida ay sheegtay Madaxtooyadu.

Madaxweynaha Wakhtigiisubdhamaadey idla markaasna Wakhtiga kororsadey ayaa maalin ku maqnaa Dalka Kongo, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Kongo Xaaskiisa.

Puntlandi.com Nairobi

3DD76AF3-E4A0-4EEE-9D04-FB457F06EEF8-751

The post Madaxweyne Kenyata oo si diiran loogusoo dhaweeyey Kinshasa appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this