Sign in to follow this  
Deeq A.

Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida

Recommended Posts

Deeq A.   

Shir beesha Mogadishu Clan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu go’aamiyey in beesha kasoo horjeedo muddo kordhinta Farmaajo iyada oo ku baaqday in lagu laabto oo dib loogu noqdo heshiikii September 17.

waxaa kale oo ay sheegtay in ku adkeysiga muddo kordhinta wixii ka dhasha ay mas’uuliyaddeeda saareen Farmaajo .

Haddaba halkaan ka akhriso warmurtiyeedka ay soo saartay beesha.

 

1.jpg

 

2.jpg

 

Goobjoog News

 

 

 

 

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this