Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Hawiye oo Aqoonsigii Madaxweynanimada kala laabatay Madaxweyne Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirweyne ay isugu yimaadeen Beelaha Mogadishu Clan ayaa Warmurtiyeedkii kasoo baxay lagu cadeeyay in Madaxweynaha Xilkiisu dhamaaday uusan ahayn Madaxweynaha Soomaaliya.

Qodobbkamida Warmurtiyeedka ayaa uqoran sidaan “ Beesha waxay kalsoonidii kala laabatay Maxaxweynaha Xilkiisu dhamaadey”

Shirweynaha waxaa loogu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uu kusoo laabto Teendhada Afisyooni, hadii uu taas samayn waayana uunisagu qaadayo Masuuliyada wixii Dalka ka dhaca.

Madaxweynihii hore ee Dalka Dhariif Sheikh Axmed oo khudbadbka jeediyay Shirweynaha ayaa isna sheegay in Beesha ay u taagan tahay Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya, wuxuuna Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka codsadey inuu kusoo laabto wadahadalka.

Madaxweyne Shariif wuxuu sheegay in aan la aqbalayn in Dalka laga leexiyo dhaqankii qori isu dhibka Doorashada.

Puntlandi.com Muqdisho

B00BEB1B-3C66-4F95-8ABC-78FAEC80AABF-800

The post Beesha Mogadishu Clan oo Aqoonsigii Madaxweynanimada kala laabatay Madaxweyne Farmaajo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this