Sign in to follow this  
DA_BEAST

QOLKA AF-SOOMAALIGA IYO BAASHAALKA.

Recommended Posts

DA_BEAST   

waxaan idinku soo dhoweynayaa qolkaan oo aan ugu talo galay in dhallinyarada soomaaliyeed ee ku kala nool adduunka iney kuwada sheekeystaan iskuna dhaafsadaan wixii ra'yi ah ee ay rabaan iney ka hadlaan marka walaalayaal waxaan idinka codsanayaa inaan qolkaan lagu qorin waxaan aheyn af-soomaali sababtoo ah waxaad umoodaa inaan ku daalay af ingiriiska oo aan maalin walba iyo saacad walba aan wax ku qoro mana rabo inaan ilaawo afkeyga hooyo. walaalayal waxaan jeclahay inaan qolkaan uga wada hadalno wax walboo ku saabasan bulsho weynta soomaaliyeed meel walbaba haka joogaan adduunka.

waxaana dhallinyarada soomaaliyeed ka codsanayaa wiilal iyo gabdhaba iney ku dhiibtaan wax walbo ee ay rabaan iney wey diiyaan dhallinyarada kale ee soomaaliyeed wax walbana waad uga hadli kartaan ha ahaado fanka,suugaanta,gabayada,geeraarada iyo xittaa buraanbur war xittaa madax shub waa inaan ooga hadalnaa marka walaalayaal kusoo dhowaada qolkaan wacan walibana idinkoo aaminsan inuu MININKA MININKIINA YAHAY.mahadsanidiin. :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this