Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudomiye Ku-xigeenka Degmada Deyniile Oo Qarax Lagu Dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaah Unaxariiste waxaa goordhaw Qarax miino oo lala eegtay u geeriyooday Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Deyniile Cabdi Mohamed Mohamud.

Gudoomiye ku-xigeenka iyo ciidamadiisa ayaa lagula eegtay Qaraxa xilli uu marayey  Xaafadda Daarusalam ee magaalada Muqdisho .

Sikastab Dhawaan ayey ahyd markii uu qarax nuucaan oo kale ah uu ka badbaaday xoghayaha Degmada Dayniile oo asagana lagula eegtay meel aan sidaas uga fogeyn xarunta Degmada Dayniile.

 

GoobJoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this