Deeq A. Posted April 20, 2021 Allaah Unaxariiste waxaa goordhaw Qarax miino oo lala eegtay u geeriyooday Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Deyniile Cabdi Mohamed Mohamud. Gudoomiye ku-xigeenka iyo ciidamadiisa ayaa lagula eegtay Qaraxa xilli uu marayey Xaafadda Daarusalam ee magaalada Muqdisho . Sikastab Dhawaan ayey ahyd markii uu qarax nuucaan oo kale ah uu ka badbaaday xoghayaha Degmada Dayniile oo asagana lagula eegtay meel aan sidaas uga fogeyn xarunta Degmada Dayniile. GoobJoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites