Deeq A. Posted April 19, 2021 Roobka Gu’ga ayaa saacadihii la soo dhaafay ka curtay gobolka Bakool ee Koonfur galbeed Soomaaliya halkaas oo abaar iyp biyo la’aan daran ka jirtay. Roobab mahiiggaana ayaa la soo weriyay in ay ka da’een degaanno badan oo ka tirsan Gobolka Bakool kuwaas oo abaar ba’an ka jirtay. Meelaha roobku ka da’ay waxa ka mid degmada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool Degmada Tiyeeglow iyo degaano kale oo dhul daaqsin ah. Roobabka gu’ga ayaa sidoo kale maalmihii la soo dhaafay ka da’ayay degaanno ka tirsan dowlad degaanka Soomaalida DDS gaar ahaanna gobolka Doollo. The post Roobab mahiigaan ah oo ka curtay Gobolka Bakool appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites