Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Isusoo baxan oo si gaar ah uga dhacay Xaafadda Shirkoole oo fariisin u ah Sadaq John ayaa looga soo horjeday Farmaajo , iyadoo ay dadka banaanbaxa dhigayay ay ku dhawaaqayeen erayo ka dhan ah Maxamed Farmaajo.

Inta badan waxaa la xiray wadooyinka soo gala Xaafadda shirkoolle ee degmada Hodan , iyadoo maalmihi la soo dhaafay Xaafaddaas fariinsin u aheyd Ciidamo uu wato Saadaq John iyo xubna ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka labada Aqal.

GoobJoog

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this