Sign in to follow this  
Deeq A.

Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo Paris ku geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi oo kamid ahaa Aasaasayaashii Jubbaland marna ahaa Wasiirka Gaashaandhiga Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday Dalka Faransiiska oo uu deganaa.

Marxuumka ayaa waayadaan dambe iska xanuunsanaa, wuxuuna u geeriyooday Xanuun uu la saaka dhacayay waayadii u dambeeyay.

Illaahay ha u naxariistii Samir iyo iimasna haka siiyo Eheladii, Qaraabadii , Caruurtiisii iyo Guud Ahaan Umada Soomaaliyeed.

Aaaaamiiiiin Aaaaaamiiin

82D19843-2A84-42E8-A720-36D3D561B594.jpe

The post Prof. Maxamed Cabdi Gaandi oo Paris ku geeriyooday appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this