Deeq A. Posted April 18, 2021 Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Proff Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi. Profeysarka ayaa ka mid ahaa aqoonyahannada Sooomaaliyeed wuxuunka ku xanuunsanayay mudooyinkii dambe Isbitaal ku yaaalla dalka Faransiiska. Profeysarka ayaa ka mid ahaa Muasharixiinta u tartamayay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uu sidoo kale ka mid ahaa Aas aasayaashii maamulka Jubbaland . Prof Gandi ayaana mudda dheer qeyb ka ahaa howlaha dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya, isagoo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soomaray . Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites