Sign in to follow this  
Deeq A.

Saraakiil, Xildhibaano iyo Odoyaal Reer Mudulood ah oo gaaray Shiirkolo

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goor dhaweyd Shiirkolo soo gaaray Siyaasiyiin iyo Xildhibaano kasoo jeeda Beesha Mudulood, waxaa kaloo weheliyey Odoyaal iyo Ciidan Tikniko wata oo ay wadada kusoo mareen.

Ergadaan ayaa booqasho ugu tagay Saadiq Joon iyo Beesha Habar gidir, Xalay ayaa Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Habar Gudir ah ay shir jaraa’id ku qabteen Xarunta Saraakiisha ee Shiirkolo Officialle.

Kulamada noocaan ah waxay muujinayaan in Madaxweyne Farmaajo ay talo farahiisa ka baxdey, wixii Kulamadaas kasoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandi.com Facebook iyo Teitterkaba

Puntlandi.com Muqdisho

FD26179E-A119-433F-8715-E66E1C1BEAAE.jpe

The post Saraakiil, Xildhibaano iyo Odoyaal Reer Mudulood ah oo gaaray Shiirkolo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this