Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Taliyayaal Ciidan Magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Kadib markii Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland uu u goostay Villa Soomaaliya Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu badalay Taliyaasha Ciidamada qaarkood.

  • Sareeye Guure Maxamed Cabdi Sheikh waxaa loo magacaabay Taliyaha Booliska Jubbaland
  • Gaashaanle Sare Maxamed Guuleed Xasan Taliye Xigeenka Booliska Jubbaland
  • Maxamed Axmed Dabriye Waxaa loo magacaabay Taliyaha JISA , Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Wareegtada lagu magacaabay

E7DC0525-576C-4FF4-B58A-614366D178C3-379

The post Madaxweyne Axmed Madoobe oo Taliyayaal Ciidan Magacaabay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this