Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Jubbaland Oo Taliyayaal Cusub U Magacaabay Booliska iyo Nabad Sugidda

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam madoobe ayaa Taliyayaal cusub u magacaabay Booliiska iyo Nabad Sugidda Jubbaland .

Axmed Madoobe ayaaa Taliyaha Booliiska Guud ee Jubbaland u magacabay S/G Maxamed Cabdi Seekh , halka taliye ku xigeenka Booliiska ayaa loo magacabay S/G Maxamed Guuleed Xasan .

Madaxweeynaha Jubbaland ayaa Taliyaha Nabad Sugidda Jubbaland iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa loo Magacaabay Maxamed Axmed Sabriye .

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Madaxweynaha .

EzKgzWYVUAU7x_8.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this