Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe oo isbadel ku sameeyay taliyeyaasha Amniga Jubaland

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16186507270668770.jpg?resize=720%

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isbadel ku sameeyay taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda Jubaland.

Wareegto ka soo baxday madaxweyne Axmed Madoobe ayaa taliyaha ciidamada Booliska Jubalanad loogu magacaay S/G Maxamed Cabdi Sheekh, halka ku xigeen looga dhigay S/G Maxamed Guuleed Xasan.

Sidoo kale Agaasimaha guud hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubaland ayaa loo magacaabay Maxamed Axmed Sabriye.

FB_IMG_16186497817188111.jpg?resize=696%

PUNTLAND POST

The post Axmed Madoobe oo isbadel ku sameeyay taliyeyaasha Amniga Jubaland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this