Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Degmo oo lagu dilay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
20210417_003926.jpg?resize=720%2C526&ssl

Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu dilay guddoomiyihii degmadda Xamarjajab Maxamed Cabdi Axmed (Xayle).

Guddoomiyaha ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah, xilli uu sii galayay sida la sheegay gurigiisa oo ku yaalay xaafadda Sarkuusta ee deegaanka Garasbaalley.

Mas’uulkan ayaa la sheegay in ay dileen koox bastoolado ku hubaysan oo watay mooto Bajaaj, kuwaas oo baxsaday.

PUNTLAND POST

The post Guddoomiye Degmo oo lagu dilay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this