Sign in to follow this  
Deeq A.

Wax Ka Baro Safiirka Cusub Ee Mareykanka U Soo Wado Soomaaliya?

Recommended Posts

Deeq A.   
Waxaa lagu wadaa in todobaadkan lagu dhawaaqo safiirkii badali lahaa Donald Yamamoto oo hadda safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ah.
Sida ay CNN u sheegeen ilo muhiim ah, waxaa Muqdisho loo soo wadaa Larry Edward André Jr. oo dhashay 1961-dii, diblomaasiyaddana ku jiray 30-kii sano ugu dambeeysay.
Waxaa ahaa safiirka Mareykanka ee Djibouti inta u dhaxeysay 2017 -2021. Waxaa kale uu horay Mareykanka u matalay Mauritania 2014 ilaa 2017.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this