Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal wasaarihii hor CCC oo ku eedeeyay Madaxda Wakhtigiidu dhamaadey iney burburinayaan Dalka iyo Dastuurka

Recommended Posts

Deeq A.   

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa Masuuliyiinta Wakhtiga Kororsadey ku eedeeyay inay ka cararayaan Masuuliyada saaran sidaas awgeedna ujeedkiisu uu mar walba ahaa Wakhtiga oo ay kororsadaan.

Talabaadaan ay qaadeen Masuuliyiintu waxay horseedaysaa burbur Dal iyo Daatuur ayuu yiri Cumar Cabdirshiid.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu sidaas ku sheegay Raysal wasaare Sharmaake.

Puntlandi.com Internet

EC4153AA-5D78-4A62-A269-0D60518CA363.jpe

The post Raysal wasaarihii hor CCC oo ku eedeeyay Madaxda Wakhtigiidu dhamaadey iney burburinayaan Dalka iyo Dastuurka appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this