Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharcigii shalay ee mudo kordhinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Xilku ka dhamaadey ayaa caawa qalinka ku dhigay In Goloyaadha Dowlada loo kordhiyay laba sano, Sharcigaan ayaa shalay Baarlamaanku soo saareen.

Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey wuxuu Caawa saxiixdey inuu Laba sano sii joogo Villa Soomaaliya, xili Mucaaradka iyo Beesha Caalamkuba ay ka digeen arinkaas.

Saxiixa uu Madaxweynuhu saxiixay Sharcigaan waxay ka dhambaal u diraysaa Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo tan iyo shalay ka digayay inuusan Madaxweynuhu ku dhaqaaqin Mudo kororsi,

Puntlandi.com Muqdisho

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

The post Breaking News— Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharcigii shalay ee mudo kordhinta appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this