Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhow la shaaciyey in Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu saxiixay sharci hal dhinac ah oo baarlamaanka federaalka ah ay waqtiga ugu dareen.

Madaxweynihii hore  ayaa caawa afurkii kaddib saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka heer Federaal oo Golaha Shacabka cod aqlabiyad ku ansixiyey shalay oo taariikhdu ahayd 12.04.2021.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this