Deeq A. Posted April 13, 2021 Madaxweynayaasha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Puntland Daciid Cabdullaahi Deni ayaa Guryohoodii u kala duulay kadib markii laga quustay Wadahadalkii lagula jiray Madaxweyne Farmaajo. Kulan ay wada yeesheen Badbaado Qaran kadib ayaa labada Masuul u duuleen Puntlanf iyo Jubbaland. Xaalada Siyaasadeed ee Muqdisho ayaa tan iyo dhalay qabanayo kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu kororsadey laba sano. Puntlandi.com Muqdisho The post Madaxweyne Deni iyo Axmed Madoobe oo Muqdisho ka duulay appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites