Deeq A. Posted April 13, 2021 Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goor dhaw ka ambabaxay Magaalada Muqdisho. Deni ayaa muddo magaalada ku sugna isaga oo ka qeyb galayay wadahadaladii Fashilmay ee arrimaha doorashooyinka . Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafdigiisa ayaa Gaaray magaalada Kismaayo Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites