Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha Badbaado Qaran oo ka shirsan Mudo kororsiga ay Baarlamaanku sameysteen

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho waxaa shir uga socdaa Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Musharixiinta iyo Labada Dowladood Puntland iyo Jubbaland.

Shirkaan ayaa waxaa kasoo baxaya Go’aanka ay qaadanayaan Mudharixiinta, Puntland iyo Jubbaland maadaama Madaxweyne Farmaajo uu sidii ka hadal hayay uu Laba sano ku darsadey.

Wararka Puntlandi.com helayaan Masuuliyiinta ku shirsan Muqdisho waxay si caro ka muuqato uga hortimaadern Wadada uu qaadey Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey waxayna u arkaan inuu Xukunka xoog ku heysto.

Wixii kasoo baxa kulankaas kala soco Puntlanfi.com

BF5859E6-CF31-420F-A65F-E5EB143281B3.jpe

The post Madasha Badbaado Qaran oo ka shirsan Mudo kororsiga ay Baarlamaanku sameysteen appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this