Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Openly advocating mutiny

Recommended Posts

Daneystiyaal shisheeye kalkaal u ah lagu qasaaray. Ciidamada qaranka ayee rabaan inay iska horkeenaan.

Midowga musharixiinta '' Waxaan si adag uga soo horjeednaa muddo korarsiga aan sharciga aheyn

Qoraal ka soo baxay Midowga Musharixiinta ayaa lagu qaadacay muddo korarsigii labada Sano ee Golaha Shacabku u sameeyay maalintii shalay dowladda hadda jirta, iyaga oo ku tilmaamay labo sano oo loo diyaargaroobayo doorasho qof iyo cod ah.

Midowga musharixiinta ayaa dalbaday in meel looga soo wada jeesto wax  ay ku tilmaameen kaligii talisnimada dalka lagu burburinayo.

Beesha caalamka ayeey sidoo kale ugu baaqeen in ay tillaabo ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.

Hoos ka akhriso Qoraalka ka soo baxay midowga Musharixiinta.

2021413637538739050483715.jpg

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this