Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Loo Qaybiyay Xeerka Ururada Iyo Asxaabta Siyaasadda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha guurtida Somaliland, ayaa loo qaybiyay xeerka furista urrurada iyo asxaabta siyaasadda iyo xeerkii shaqaalaha dawaladda.

Sidoo kale waxaa ay guddi u sareen xeerkii liisamada ganacsiga oo ay maanta dood ka yeesheen muddanayaashu.

Taariikhda waa markii koobaad ee barlamaanka labada gole ee guurtidda iyo wakiilladu ay shaqeynayaan bil ramadaan.

  • FB_IMG_1618303320661.jpg
  • FB_IMG_1618303317721.jpg
  • FB_IMG_1618303314824.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this