Sign in to follow this  
Deeq A.

Warbaahinta Puntlandi.com waxay idiin rajaynaysaa Ramadaan Wanaagsan

Recommended Posts

Deeq A.   

Akhristayaasha nagu xiran Waxaan la wadaagaynaa farxada bisha barakaydan ee Ramadaan oo 13 Abril bilaabanaysa,

Waxaan idiin rajaynaynaa inaad noqotaan kuwa ka faa’iideysta Xasaanada Bisha Barakaysan, illaahayna idiin fududeeyo, idinla ka aqbalo Soonka.

Ramadaan Wanaagsan oo Farxad leh

B602EA9D-67DD-4291-B531-85CBC250BBB9.jpe

The post Warbaahinta Puntlandi.com waxay idiin rajaynaysaa Ramadaan Wanaagsan appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this