Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News— Dowlada Soomaaliya Waxaan kala noqonaynaa Aqoonsiga Dowladnimo

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal ay soo saareen Beesha Caalamku ayay hanjabaad cabdi direen Dowlada Federaalka iyo Baarlamaanka kadib markii Dowlada Federaalku ay maanta ku dhawaaqdey in ay wadada u gaarayaan Ku darsasho Laba sano ah .

Qoraalka Beesha Caalamka waxaa lagu sheegay in laga fiirsanayo in lasii wado wadashaqaybtii Villa Soomaaliya iyo waliba in Aqoonsigii Dowladnimo lagala noqdo Soomaaliya.

Beesha Caalamku waxay hoosta ka xariiqeen in Xafiiska Qaramada Midoobay lagu taageeri doono qaabwalba oo lagusiibsocodsiinayo in Howlihii socdey ee loogu doyaar garoobayay Doorashada, waxaana hoosta laga xariiqay in marar badan ay Beesha Caalamku ku celceliyeen inaysan taageerayn Isku day mudo koror iyo kooxaysi gaara.

Qoraalka waxaa kaloo lagu sheegay in la beegsanayo Shaqsiyaadka horboodaya Carqaladeynayo Wadahadalada Socdey, kuwasoo mutaysan doona in lagu shaabadeeyo Qaswadayaal iyo Xayiraad dhaqdhaqaaq.

Qoraalka ay soo saareen dhamaan Safaaradaha daneeya Soomaaliya wuxuu u muuqdaa mid Soomaaliya ku celinaya wadadii Kumeelgaarnimada.

Puntlandi.com Muqdisho

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

The post Breaking News— Dowlada Soomaaliya Waxaan kala noqonaynaa Aqoonsiga Dowladnimo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this